Buug-yaraha Soomaaliga - Somali Brochure

Dhammaanteen waxaan u baahanahay guryo sugan oo kiradooda la awoodi karo si aan u helno meel nabdoon oo caafimaad qabta marka aan duqowno. Taas ayaa ah sababta aan taageero u siino dadka waayeelka ah ee la kulma culeys dhanka guryaha ah amaba guri la’aanta ah, ama aan usiino talooyin dadka ku jira Guryaha loogu talagalay dadka howlgabka noqda, ama aan dadka waayeelka ah ugu xirno Aged Care [hay’ada daryeesha waayeelada], isla markaasna aan u doodno dadka waayeelka si ay u helaan guri.

Soo deji Buug-yaraha Soomaaliga - Download the Somali Services Brochure